Arday Muslimiin ah oo loo diiday iney ku tukadaan Iskuul ay wax ka bartaan

Maxkamad sare oo ku taalla dalka Kenya baabi’isay tallaabo uu Iskuul gaar loo leeyahay kaga mamnuucay ardeyda muslimiinta ah inay salaadda ku tukadaan gudaha Iskuulka ama misaajidada ku dhow. Go’aanka maxkamadda ayaa ardeyda Iskuulka Oshwal Academy u ogolaanayaa inay hadda salaadooda ku tukan karaan Iskuulka ama misaajidada ku dhaw tan iyo inta ay maxkamadda ka … Continue reading Arday Muslimiin ah oo loo diiday iney ku tukadaan Iskuul ay wax ka bartaan